Caalam Tech
@caalam_tech
Συνδρομητές
προβολές
Βίντεο
API
40K
Live μετρητής συνδρομητών YouTube
Loading Advanced Analytics...
Caalam Tech
💰 Ku soo dhowow Caalam_Tech — Baro sida lacagta online looga sameeyo!
Ma rabtaa inaad bilowdo inaad lacag dhab ah ka samayso internet-ka? Halkan Caalamm Tech waxaan kugu baraynaa fursadaha saxda ah ee lagu kasbado lacagta online, ka adigoo isticmaalaya telefoonkaaga ama kombuyuutarkaaga.
📲 Waxaad ka baran doontaa:
• Casharro faahfaahsan oo ku saabsan apps-ka iyo website-yada lacagta laga sameeyo
• Fikrado ganacsi online ah oo fudud oo aad maanta bilaabi karto
• Dib-u-eegisyo daacad ah oo ku saabsan barnaamijyada lacagta laga helo
• Talooyin ku saabsan dakhliga joogtada ah (passive income) iyo freelancing
• Sirta koritaanka online-ka iyo sida aad u kordhin karto dakhligaaga
Subscribe our YouTube channel ✅
Embed
Παρακολουθήστε συνδρομητές YouTube, προβολές, συγκρίσεις δημιουργών και ορόσημα σε πραγματικό χρόνο.
Βίντεο
$10 AYAAN KA SAMEEYEY APP KAAN | ADIGANE KA SAMEEY
Uploaded
347
προβολές
0
Likes
1
Comments
About RealtimeSubCount.com
Παρακολουθήστε συνδρομητές YouTube, προβολές, συγκρίσεις δημιουργών και ορόσημα σε πραγματικό χρόνο.